Qarax saaka ka dhacay Magaalada Marko iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay magaalada Marko ee gobolka Shabeellaha hoose kaasoo jugtiisa laga maqlay xaafadaha magaalada intooda badan. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay afaafka hore ee Maxkamadii hore ee Magaalada Marko. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxaas uu ku dhaawacmay … Continue reading Qarax saaka ka dhacay Magaalada Marko iyo faahfaahino ka soo baxaya